Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Dhamaan Hawl-wadeenada SHabakada Calaamiga ee ah ee maantasoamlilaand.com waxa ay Tacsi u dirayaan Mudane maxamed cabdilaahi cali xayd

Dhamaan Hawl-wadeenada SHabakada Calaamiga ee ah ee  maantasoamlilaand.com waxa ay Tacsi u dirayaan Mudane maxamed cabdilaahi cali xayd

 Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.

Dhamaan Hawl-wadeenada SHabakada Calaamiga ee ah ee Maantasomaliland.com, waxa ay Tacsi u dirayaan  Maxamed cabdilaahi cali xayd Geeridii Naxdinta lahayd eek u Timi Sodogii, Marxuum Maxamuud Maxamed Aadan (Dhoola yare), oo maalintii shalay 17/07/2014  ku geeriyooday Magaalada London ee Cariga Ingriiska.

Ilaahay Marxuumka Janadii fardawsa ha ka waraabiyo, Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ha kasiiyo.

Aamiin Aamiin Aaamiin.

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.

Dhamaan Hawl-wadeenada SHabakada Calaamiga ee ah ee maantasomaliland.com , waxa ay Tacsi u dirayaan

Mudane  , Geeridii Naxdinta lahayd eek u Timi Sodogii, Marxuum Maxamuud Maxamed Aadan (Dhoola yare), oo maalintii shalay 17/07/2014  ku geeriyooday Magaalada London ee Cariga Ingriiska.

Ilaahay Marxuumka Janadii fardawsa ha ka waraabiyo, Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ha kasiiyo.

Aamiin Aamiin Aaamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com