Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.ala ha u naxariistee marxuum maxamuud maxamed dhoolayare oo maanta si heer qarana loogu aasay magaalada london

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun. ala ha unaxariistee waxaa maanta si heer qaran ah loogu aasay magaalada london gaar ahaan xabaalah

Watford graves iyadoo marxuumka aaskiisa ay maanta isugu soo baxeen dhamaan jaaliyada somaliland ee dalkaasi UK
iyadoo dadkaasi lagu qiyaasayay boqolaal qof oo ay wheliyeen caailadiisii iyo ehelkiisii iyo ubadkiisiiba
ilaahay qabriga ha u nuuriyee marxuum maxamuud maxamed aadan dhoolayare oo ahaa odayaasha ugu magaca waynaa somalilandoo in mudaba ah caafimaad ahaan ujoogay london ayaa 17 bishan ku geeriyooday magaalada london.
   sidoo kale waxaa iyan a goob joog ka ahaa aaska marxuum maxamuud dhoolayare gudoomiyayaasha sadexda xisbi qaran ee  wadani mudane xuseen aadan cade gudoomiyaha xisbiga ucid ee mudane xuseen bisad gudoomiyaha xisbiga kulmiye mudane xariir xirsi adari oo ay gacal ahaaeen marxuumka iyo madax ka tirasan qaranka
ilaahay janadii hageeyo.  waxaa si wayn looga  dareemay geerida marxuumka casimada hargaysa iyo berbera oo ay dadku ilaahay uga baryayeen in uu janadii ka warabiyo
waxaana tacsi na soo gaadhsiiyay boqolaal qof
iyadoo ay tacsidu si toos ah uga socotay labada tv ee cablka iyo qaranka iyo idaacad raadyoo hargaysa iyo dhamaan wargaysyada iyo websityada iyadoo saaxafada dawlada iyo ta madaxa banaaniba ay ka tacsiyadeenayeen ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay in uu samir iyo iimaan ka siiyoInaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com