Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.tacsi ku socota gudoomiyaha xisbiga ucid ee dalka uk xuseen bisad oo seedigii ku geeriyooday hargaysa marxuum Osman Ahmed ismaciil cadde osman yowle

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.Tafatiraha guud ee shabakada caalamiga ah ee maantasomaliland.com xuseen xarbi iyo dhamaan shaqaalaha shabakada oo kala ah muuse faarax aw jaamac .xamda xasan faahiye .cali maxamed cali.amran musdafe jaamac.
saleebaan ibraahim muxumed.khadar cabdilaahi muxumed.iyo dhamaan sahqaalaha shabakada calamiga ah ee maantasomalilaland.waxay tacsi gaara u dirayaan gudoomiyaha xisbiga ucid ee dalka uk mudane xuseen bisad oo ay ka tacsiyadaynyaan geeridii ku timid seedigii marxuum Osman Ahmed ismaciil cadde osman yowle oo ku geeriyooday magaalada hargaysa 22 july 2014 oo shalay ahayd waxaanay ilaahay uga baryayaan inuu janadii ka waraabiyo marxuumkaasi ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com