Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ee Dalka Ingiriiska Md. Xuseen Aadan Cade ayaa guud ahaanba shacabka reer Somaliland si gaar ah taageereyaasha xisbiga Wadani ku hambalyeeyay Munaasibada Ciidul Fidriga.

Xuseen Aadan Cade oo la soo xidhiidhay shabakada Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews ayaa waxa uu yidhi “Aniga Oo Ku hadlaya Magacayga iyo kan xisbiga Wadani Waxa aan halkan uga hambalyaynayaa Munaasibada Ciidul Fidriga Awgeed Guud ahaanba Umada Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka reer Somaliland, waxaanan ilaahay uga baryayaa in uu dhamaanteenba inaga aqbalo acmaashii Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Si gaar ah waxa aan halkan uga hambalyaynayaa Guud ahaanba taageereyaasha

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com