Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Anigoo Ah Qoraa Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad) Oo Hambalyada Ciidul Fidriga Awgeed U Diraya Dhamaan Umada Islaamka Iyo Bulshada Somaliland Meelkasta Oo Ay Joogaan

Asc waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaa dhamaan umada islaamka ah gaar ahaan reer somaliland meelkasta oo ay joogaan anigoo leh  ciid wanaagsan, ciidal caafiya ku ciida ciida ciideeda caafimaad iyo cimri dherer kuna gaadha sanadka sanadkiisa  waxaanan si gaara hambalyada ugu dirayaa dhamaan dadka kala ah 

Labadayda waalid iyo  walaalahay oo aan u rajaynayo caafimaad iyo cimri dherer dhamaantoodba.

Waxaan kaloo u dirayaa hambayo iyo bogaadin anoo leh kulu caam wa anta bilkhayr dhamaantiin iyo QAYBAHA BULSHADA EE KALA DUWAN SIDA:

 

 

§  XUKUMADA SOMALILAND  / SHAQAALAHA 

§  ASXAABTAYDA KALA DUWAN INTA I GARNAYASA IYO INTA I MAQASHABA

§  SAXAAFADA  KALA DUWAN

§  CULIMO AWDIINKA

§  CIIDAMADA  KALA


DUWAN
§  MACALIMIINTAYDII QAALIGA AHAYD IYO KUWA KALABA

§  ARDAYDA REER SOMALILAND EE DAL IYO DIBADBA JOOGTA

§  GANACSTADA KALA DUWAN

§  SHACABKA REER SOMALILAND  EE KALA DUWAN

§  HAAYADAHA DAWLIGA AH IYO  KUWA KALABA

Waxaanan halkan uga ducaynayaa dhamaan  inta xanuusan oo aan leeyahay ilaahay caafimad ha idin siiyo inta caafimaadka qabtana ilaahay ha idiin siyaadiyo .

ILAAHAY HA INAGA DHIGO KUWO IS OGOL OO ISKU NAXARIISTA MEEL KALIYA WADA MARA OO HADAF KALIYA WADA LEH ILAAHAYNA HA INAGA QABTO CIDKASTA OO NECEB JIRITAANKA IYO HORUMARKA QARANKA SOMALILAND

BY: FARHAN MOHAMED SULTAN NUR (RAKAD

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com