Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Daawo aan hore loogu tijaabin dadka isla makaana aan la sii ogayn saamaynta ay ku yeelan karto aadamaha ayaa markii ugu horraysay lagu dawaynayaa Cudurka EBOLA oo haleelay waddamada galbeedka Afrika.

Daawo aan hore loogu tijaabin dadka isla makaana aan la sii ogayn saamaynta ay ku yeelan karto aadamaha ayaa markii ugu horraysay lagu dawaynayaa Cudurka EBOLA oo haleelay waddamada galbeedka Afrika.

Guddi ka kooban khubaro ka socoto hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa go’aan ku gaadhay in dawooyinka aan hore bani’aadamka loogu tijaabinin loo adeegsan karo in lagu daweeyo dadka qaba caabuqa dhaliya cudurka Ebola ee galbeedka Afrika.

In kabadan kun qof ayaa ilaa haatan u dhimatay cudurkaasi Ebola.

Guddigan ayaa sheegay in marka loo eego marxaladda lagu jiro ay habboontahay in dawooyinka noocaasi ah ama tallaalkuba la siiyo dadka inkastoo aan la ogeyn siday wax tar u leeyihiin iyo waliba dhibaatada kale ee ka dhalan karta isticmaalka dawooyin aan hore loogu tijaabin dadka qaadashadeedu.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com