Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Suldaanka guud ee Beelaha Arab Suldaan Cumar suldaan Maxamed Suldaan Faarax,ayaa si adag uga hadlay shaqaaqo colaadeed oo ka taagan deegaanka Balli Diiriye Guudleed oo burco dhanka waqooyi kaga began una jirta illaa soddn KM.

Suldaan Cumar ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay ka noqoto Go’aamo ay Todobaadkan ka soo-saareen Guddi Wasiiro ahi Shaqaaqo ka taagan muran dhuleed oo ka taagan Deegaanka Bali Diiriye oo ka tirsan Gobolka Togdheer

Hadaba halkan ka daawo Suldaan Cumar oo arrimahaa ka hadlaya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com