Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xadhiga ka jaray Qaadashada ama Bixinta Baasaaboorada Cusub ee loo yaqaan E-Passport kaasi oo Muwaadiniinta Reer Somaliland ay wixii ka danbeeya Maanta qaadan doonaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xadhiga ka jaray Qaadashada ama Bixinta Baasaaboorada Cusub ee loo yaqaan E-Passport kaasi oo Muwaadiniinta Reer Somaliland ay wixii ka danbeeya Maanta qaadan doonaan.

waxaana madaxweynuhu uu noqday Qofkii u horeeyey ee qaata Baasaaboorkaasi isla markiiba waxaana halkaasi faah-faahin dheer ka siiyey Madaxweynaha

waxaana madaxweynuhu uu noqday Qofkii u horeeyey ee qaata Baasaaboorkaasi isla markiiba waxaana halkaasi faah-faahin dheer ka siiyey Madaxweynaha

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com