Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Waa Xalay Soo Gaadhay Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Gudi Ka Socoda Golaha Gurtida Somailand Taasi oo Safarkoodu LA xidhiidho Sidii ay Uxalin lahayeen Khilafaad Ka Allosana Deegaanka Diriye Guleed,

Waa Xalay Soo Gaadhay Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Gudi Ka Socoda Golaha Gurtida Somailand Taasi oo Safarkoodu LA xidhiidho Sidii ay Uxalin lahayeen Khilafaad Ka Allosana Deegaanka Diriye Guleed,
Gudidani aya Waxa aya Waxa ay Qayb ka ahayd Shir ay wada Galeen Madaxwaynaha Somaliland iyo Beesha Cabdalle Arab Taasi oo lagaga Arinsanayay Sidii Loo Xalin Lahaa Khilafadka Ka Taagan Biliga Diriye Guleed Isla Mar ahaan taana Bulshada ku Dhaqan Gobolka Togdheer iyo Gud ahaanba Dalka Somaliland ayaa ahaa Mid ay Si Wayn una wilayeen Inay Gudidaasi Imadaan Gobolka Togdheer oo ay Xal Waarta ka Gaadhaan Khilafaadkaasi,

Gudidani aya Waxa La Filayaa Inay Maanta Shirar Goos Goos Ah Layeshaan Beelaha Dagga Gobolka Togdheer Si ay Xoog Waafiya Uga heelaan oo Maalmaha

Inagu soo Aaadana ay Gadhaan Deegaanka Diriye Guleed ee uu Ka Dhacay Shiqaaqadu Si ay uso Indha Indha Indheeyaan Iyada oo Bulshada ku Dhaqan Gobolka Togdheer na Ay Ka Mujinayaan Rajo Wacan Kana Gaadhaan Xaal Waarta

Isku Soo Wada Duubo Gudidan Ka Socda Golaha Gurtida Somaliland ayaa Laga Rajo Qaba Inay Xal Waarta Gadhaan Khilafaadka Ka Aloosan Deegaanka Diriye Guleed.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com