Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Munaasibad Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimey Laguna Daah Fureyey Sanad Dugsiyeedkii 2014-2015 Ayaa Waxa Lagu Qabatey Fagaaraha Wayn ee Iskuulka Hoose Dhaxe Ee Magalada Bali Gubadle

Munaasibad Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimey Laguna Daah Fureyey Sanad Dugsiyeedkii 2014-2015 Ayaa Waxa Lagu Qabatey Fagaaraha Wayn ee Iskuulka Hoose Dhaxe Ee Magalada Bali Gubadle Munaasibadan Oo Ay Agaasimkeeda Lahayeen Uruka Dhalinyarad Aqoon Yahanka Gobolka Howd Ee Qalin Maal ,Kuna Gudoonsiinayeen Ardeyda Faslada Dugsiyada Hoose Dhaxe Iyo Kuwa Madarsada C/Laahi Binu Cabaas , Halkaasna Ay Ku Gudoonsiinayeen Jaa,Isado Ardey Ku Dhow 85 Ardey Oo Kala Ah Gabdho Iyo Wiilal Munaasibadan Ayaa Waxaa Ksoo Qayb Galey Walidiinta Aqoon Yahanad Madaxda Heer Degmo Gaar Ahaan Xildhibaanada Golaha Deegaanka.



525px;” />

Ugu Horeyn Waxa Halkaas Ka Hadley Gudoomiyaha Ururka Dhalin Yarada Sh,Yuusuf Sh,Nuuxoo Ku Dheeradey Ahmiyada Waxbarashada Ey Leedahay Walidiinta Iyo Ardeydan Ku Guubabiyey Sidii Ay U Xoojin Lahayeen Waxbarsashadooda ,Sidoo Kale Walidiinta Dhashey Ardeyda Ayaa Mahadnaq Balaadhan U Celiyey Ururka Isku Xilqaamey Arinta Ee Qalin Maal ,Maamulaysha Dusiyadaas Ayaa Sidoo Kale Mahad Celin U Sameyey Ururka Aqoon Yahanada Qalinmaal

Gabagabdii Waxa Soo Afmeeray Gudoomiyaha Waxbarshada Ee Degmada Bali Gubadle Oo Khudbad Dheer Oo Uu Akhriyey Ula Jeedadeedu Ahayd Dhiiri Galinta Waxbarshada Iyo Sidoo Kale In Walidiintu Ay Ogaadan Ilmahooda Si Aanu Dhexda Uga Bix

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com