Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa ka hadlay bilawga diiwaangelinta Madaniga ah ee Muwaaddiniinta dalka oo qaadashada Kaadhkeeda qaybtii ugu horreysay ee tijaabo ahaan looga Sameeyo magaalada Hargeysa

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa ka hadlay bilawga diiwaangelinta Madaniga ah ee Muwaaddiniinta dalka oo qaadashada Kaadhkeeda qaybtii ugu horreysay ee tijaabo ahaan looga Sameeyo magaalada Hargeysa ee Caasimadda waddanka laga bilaabay maanta.

Wasiir Waran-cadde oo ka hadlay muhiimadda iyo qaabka farsamo ee diiwaangelinta Madaniga ah ee dalka Somaliland laga hirgelinayo oo dhawr cisho ka dib si rasmi ah waddanka intiisa badan uga bilaabmi doonta, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose.

Daawasho Wacan halkan hoose Warkaas oo dhammaystiran:-

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com