Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Agaasimaha Guud ee wasaarada Arrimaha Gudaha somaliland Cabdisalaan Cumar Maal oo Goor Dhawayd Qaar ka tirsan Warbaahinta la hadlayay Ayaa sheegay In Maanta Galinkii Danbe Bilaabeen Diwaan Galintii Madaniga ah,Ka dib Markii ay Xaliyeen Khilaaf

Agaasimaha Guud ee wasaarada Arrimaha Gudaha somaliland Cabdisalaan Cumar Maal oo Goor Dhawayd Qaar ka tirsan Warbaahinta la hadlayay Ayaa sheegay In Maanta Galinkii Danbe Bilaabeen Diwaan Galintii Madaniga ah,Ka dib Markii ay Xaliyeen Khilaaf soo kala dhex galay shaqaalaha Iyo Cuqaashii ka hawl gali lahaa diwaan Galinta.

Waxa kale oo uu ka waramay Warar Sheegay in ay fadhiisteen Qalabkii Diwaan Galinta Madaniga ah,waxaana uu cadeeyey In Hada Shaqaynayaan,isla markaasna aanu Jirin Cilada Farso oo ku timi.

Agaasimaha Guud ee wasaarada Arrimaha Gudaha somaliland Waxa kale oo uu sheegay in Hada Diwaan Galintu ka socoto 38 Gobood,Halka Khamiistii oo la bilaabayna ay ka socota 14 Gobood.

“ qalabkan Diiwaangelintu waa qalab

casri ah oo ku shaqaynaya Internet (Online), maba shaqaynayo marka uu Offline yahay, markaa waxaan kuu sheegayaa warkaas inaanay waxba ka jirin warka ay qoreen” ayuu yidhi

Agaasimuhu isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu intaas raaciyey “ hawshani waa hawl Qaran, wax qof leeyahay ma aha, mana aha in laga been abuuro. Waa hawl lagu Kaydinayo oo lagu Diiwaangalinayo muwaadiniinta rasmiga ah ee Somaliland, cidii aan ahayna lagu garan lahaa, taasna waxa ka markhaati ah dedaalka ay xukuumaddu galisay sidii ay Dadkeeda u sugi lahayd” ayuu yidhi

Si kastaba ha ahaatee Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha somaliland ayaa saaka Xalin Kari Waayay Cuqaal iyo Dhalinyaradii Ka shaqaynaysay Diwaan Galinta oo Saluug ka muujiyay Lacagta Ay ku shaqaynayeen.

Balse hadalka agaasimuhu sheegay ayaa ah Gacan Uur ku jirta,Inkasta oo ay Cuqaasho Noo shegeen inaanay wali dhamayn Wasaarada Arimaha Gudahu Caba shadoodii,Waxaana lagu dhul sugu doonaa Halka ay Bari ka bilaab Mato shaqada Diwaan Galinta Madaniga ah oo saaka Aan Qofba la diwaan galin
– See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=140086#sthash.V3ngTH4c.dpuf diwaan Galinta.

Waxa kale oo uu ka waramay Warar Sheegay in ay fadhiisteen Qalabkii Diwaan Galinta Madaniga ah,waxaana uu cadeeyey In Hada Shaqaynayaan,isla markaasna aanu Jirin Cilada Farso oo ku timi.

Agaasimaha Guud ee wasaarada Arrimaha Gudaha somaliland Waxa kale oo uu sheegay in Hada Diwaan Galintu ka socoto 38 Gobood,Halka Khamiistii oo la bilaabayna ay ka socota 14 Gobood.

“ qalabkan Diiwaangelintu waa qalab

casri ah oo ku shaqaynaya Internet (Online), maba shaqaynayo marka uu Offline yahay, markaa waxaan kuu sheegayaa warkaas inaanay waxba ka jirin warka ay qoreen” ayuu yidhi

Agaasimuhu isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu intaas raaciyey “ hawshani waa hawl Qaran, wax qof leeyahay ma aha, mana aha in laga been abuuro. Waa hawl lagu Kaydinayo oo lagu Diiwaangalinayo muwaadiniinta rasmiga ah ee Somaliland, cidii aan ahayna lagu garan lahaa, taasna waxa ka markhaati ah dedaalka ay xukuumaddu galisay sidii ay Dadkeeda u sugi lahayd” ayuu yidhi

Si kastaba ha ahaatee Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha somaliland ayaa saaka Xalin Kari Waayay Cuqaal iyo Dhalinyaradii Ka shaqaynaysay Diwaan Galinta oo Saluug ka muujiyay Lacagta Ay ku shaqaynayeen.

Balse hadalka agaasimuhu sheegay ayaa ah Gacan Uur ku jirta,Inkasta oo ay Cuqaasho Noo shegeen inaanay wali dhamayn Wasaarada Arimaha Gudahu Caba shadoodii,Waxaana lagu dhul sugu doonaa Halka ay Bari ka bilaab Mato shaqada Diwaan Galinta Madaniga ah oo saaka Aan Qofba la diwaan gali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com