Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Guddoomiyaha Golaha Guurtidda oo Siciid Cali Muuse iyo C/qaadir Iimaan Warsame u magacaabay Komishanka Doorashooyinka cusub

Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta sallMadaxweyne Siilaanyo u gudbiyey laba xubnood oo ka mid noqon doona Komishanka Doorashooyinka Qaranka cusub, kuwaas oo ay Golaha Guurtiddu magacabaan.

Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan waxa uu magacaabay Wariye Siciid Cali Muuse iyo C/qaadir Iimaan Warsame, kuwaas oo ka mid noqon doona xubnaha Cusub, waxaanay magacaabista labadan xubnood ka danbaysay kadib markii Madaxweyne Siilaanyo ku soo celiyey labadii hore uga tirsanaan jiray

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com