Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

maxkamada darajada koobaad eeciidamada qalabka sida ee jamhuuryada somaliland ayaa goor dhawayd xukun dil ahku xukuntay gacan kudhiigle mawliid maxamed suudi oo si badheedh ah maalintii shalay u dilay taliyihii booliska ee dagmada arabsiyo

(maantasomaliland)maxkamada darajada koobaad eeciidamada qalabka sida ee jamhuuryada somaliland ayaa goor dhawayd xukun dil ahku xukuntay gacan kudhiigle mawliid maxamed suudi oo si badheedh ah maalintii shalay u dilay taliyihii booliska ee dagmada arabsiyo marxuum cabdi ismaaciil xaaji cali oo ku magac dheeraa cabdi case kadib markii madaxwaynaha jamhuuryada somaliland mudane siilanyo shalay amar ku bixiyay in sida ugu dhakhsaha badan sharciga loo mariyo ka dib markii ciidamada boolisku gacanta ku dhigeen isla shalay
sidoo kale taliyaha ciidanka booliska ayaa sheegay in sharciga la marin doono sida ugu dhakhsaha badan

sidoo kale sarkaal sare oo u hadlay ciidanka booliiska ayaa shaaca ka qaaday in maxkamada darajada labaad ee ciidamadu iyana si dhakhso ah u fulin doontoxukunka eedaysane gacankudhiigle mawliid maxamed suudi iyagoo raacaya sharciga iyo amarka madaxwaynaha jamhuuryada somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com