Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Guddoomiyaha Dhalinyarada Somaliland Ee Khaliijka Axmed Maxamed Xuseen (Axmed Wajeer), ayaa maanta Ciidanka Booliska ee degmada Baligubadle guddoon-siiyey Dirayska Booliska.

Guddoomiyaha Dhalinyarada Somaliland Ee Khaliijka Axmed Maxamed Xuseen (Axmed Wajeer), ayaa maanta Ciidanka Booliska ee degmada Baligubadle guddoon-siiyey Dirayska Booliska.

Guddoomiyaha Dhalinyarada Somaliland Ee Khaliijka Axmed Maxamed Xuseen (Axmed Wajeer), waxa uu sheegay inay Dirayskan Ciidanka Booliska ee degmadan Baligubadle ay ahayd taakullo ay soo direen Jaaliyadda Qadar oo uu ugu horeeyo Cabdiraxmaan Faysal Baddel, Cabdiraxmaan Haaruun Aw-jaamac,Najiib Yuusuf Xarbi, Siciid Xariir Daahir iyo Khadar Koosafo oo dhammaantood ah Dhalinyarada ugu firfircoon jaaliyadda dalka Qatar.

Haddaba, Guddoomiyaha Dhalinyarada Somaliland Ee Khaliijka Axmed Maxamed Xuseen (Axmed Wajeer), oo Maamulka degmada Baligubadle ku wareejinaya

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com