Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, Waxa Uu Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Dalka Switzerland Mr. Yves Rossier Oo Uu Wehelinaayo Safiirka Dalka Switzerland U Fadhiya Nairobi Una Qaabilsan Arrimaha Somaliland Iyo Somalia, Mr. Dominik Langenbacher.

:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, Waxa Uu Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Dalka Switzerland Mr. Yves Rossier Oo Uu Wehelinaayo Safiirka Dalka Switzerland U Fadhiya Nairobi Una Qaabilsan Arrimaha Somaliland Iyo Somalia, Mr. Dominik Langenbacher.

DSC_0059DSC_0042DSC_0040DSC_0035DSC_0030DSC_0024DSC_0022DSC_0020DSC_0016DSC_0006

Weftigan Oo Dalka Soo Gaadhay Maanta Waxa Ay Madaxweynaha La Qaateen Kulan Balaadhan Oo Saacado Qaatay Iyaga Oo Markii Kulankaasi Dhamaadayna Saxaafada Kula Hadlay Qasriga Madaxtooyada Kana War Bixiyey Arrimaha Ay U Yimadeen Waxa Faah-Faahin Dheeraada Ka Bixiyey Ujeedada Safarkooda Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Dalka Switzerland Iyo Wasiirka Aarrimaaha Dibada Ee Somaliland.

Weftigan Oo Dalka Joogi-Doona Dhawr Maalmood Waxa Ay Socdaal Ku Soo Maridoonaan Gobolada Dalka Qaar Ka Mida.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com