Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Waxaa maanta Balay ku yaala Xaafadaha Biyo Shiinaha ee Woqooyiga Hargeysa ku dhintay Seddex Hablood oo halkaasi u tagay inay ku soo qaataan farxada Ciida

Waxaa maanta Balay ku yaala Xaafadaha Biyo Shiinaha ee  Woqooyiga Hargeysa ku dhintay Seddex Hablood oo halkaasi u tagay inay ku soo qaataan farxada Ciida, Seddexdan Caruurta ah oo Hablo ah ayaa ay laba walaalo ahaayeen halka ay ta kalena jaar ahaayeen waxayna la socdeen Aabahood oo halkaa u ciid geeyey.

 

Hablahan Geeriyo oo Daganaa Xaafada Geed Goble ee Hargeysa ayaa la sheegay inay Da’doodu u dhaxaysay 13 ilaaa 15 Jir waxaana Maydkooda loo soo qaaday Xarunta CID-da ee Magaalada Hargeysa oo lagu baadhayo sababta ay ugu dhinteen biyaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com