Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

waxaa maanta xarunta dawlada hoose ee magaalada hargaysa ka dhacday arin aan hore uga dhicin waligeed

waxaa maanta xarunta dawlada hoose ee magaalada hargaysa ka dhacday arin aan hore uga dhicin waligeed taasi oo ku saabsanayd kadib markii xildhibaanada dawlada hoose ay ka si caadi ah u yimaadeen ugana soo xaadireen kalfadhigoodii caadiga ahaa xildhibaanadaasi oo dhamaa todoba waxay shabakada maanta somaliland u xaqiijiyeen in markii ay is yidhaahdeen hoolkoodii gala ay askartii dawlada hoose oo amar ka haysata maayarka ay horistaageen kadibna ay xildhibaanadu u caqli celiyeen. in ay ka hadlayaan ajandaha ku saabsan in dadku ka qayb qaataan diiwaan galinta dalka taasi oo muhiim u ah shacbiga
sikastaba ha ahaatee xildhibaanadan todobada ahi markii ay galeen hoolkoodii waxaay sharaxaad ka bixiyeen muhiimada ay leedahay diiwaan galintu iyadoo ciidamdii u garaabeen todobadii xildhibaan
waxaanay kala ahaayeen
1.xil.saleeban dogox
2.xil.cismaan waxar
3.xil.mubarig cabdi malow
4.siciid xaji af qalooc
5.xil.cabdiqani
6xil.c/laahi siciid
7.xil.khadar qaylo wayne

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com