Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xuseen Xarbi:Wariye Ruug Caddaa Ah Oo ku Dhawaaqay Inuu ka Qayb Galayo Tartanka Doorashada Baarlamanka somaliland

-Xuseen Cabdi Muxumed Xarbi oo ah wariye ruug caddaa ah oo ka tirsanaan jiray bahda saxaafada somaliland mudo ku dhaw labaatan sano gaar ahaan ka mid ahaa aasaasayaashii wargayskii geeska afrika ee wasaarada warfaafinta 1994 iyo aasaasayaashii wargayskii maandeeq ee1/1/1998 ee xukuumadii cigaal isagoo ka soo qabtay admin iyo marketink iyo waliba wax soo saarka ilaa uu xuseen cali nuur oo ah suxufi wayn uu u magacaabay wariye 2000

timthumb

sidoo kale WAXAA UU KA MID AHAA aasaasayaashii wargayskii dawan uu xilal ka soo qabatay isagoo ku guulaysatay imtaxaankii hayada shaqaaalaha DHINACA KALE WAA SUXUFIGII UGU HOREEYAY EE SHAACIYAY IN UU KA QAYB QAADAN DOONO TARTANKA DOORASHOOYINKA BAARLAMANKA
xuseen xarbi waxaa uu shir jaraaid uu maanta ku qabtay yidhi laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 11 10 2014 waxaan diyaar u ahay inaan ka qayb qaato tartanka doorashooyinka baarlamanka anigoo ku kalsoon aqoontayda ,khibradayda taageerayaashayda iyo taafeerayaashayda bahda saxaafadailaahayna waxaan ka rajaynayaa inaanku guulaysto

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com