Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ururka Bulshada Raydka Ah Oo Ku Hambalyay Madaxweynaha Go’aanka Ka Noqoshada Maktabada Gaanadi

Qaar kamid ah hogaanka sare ee urrurada bulshada rayidka ah ee Somaliland ugu dhaqdhaqaaqa badan ayaan shir jaraaid oo si wadajir ah ay ugu Qabeen magaalada hargeysa waxay Hambalyo udireen Xukuumada Somaliland Ee uu Gadhwadeenka kayahey madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxaaney uga mahadceliyeen sida qiimaha leh ee uu ajiibey Dhawaaqii dhallinyaradda somaliland ee ay ku codsanayeen in aan la iibin Maktabada Gandi.
Gudoomiyaha ururka SODRA Axmed Maxamed Shaqalle,G/kuxigeenka Akadamiga Cilmiga Iyo Caqliga Ayaanle Eng Pilote Cabdiraxmaan Iyo Agaasimaha Fullinta ee SODRA Cabdiraxmaan Maxamed ibraahim oo shirkoodan jaraaid ku Qabtey Magaalada Hargeysa ayaa waxay sheegeen iney wAx lagu faano tahey in Xukuumada Madaxweyne Ahmed Siilaanyo dhallinyaradda Somaliland marwalba garabtaagan tahey islamarkaana talooyinkooda iyo tusmadoodaba latixgelliyo Waxaaney

xunbahani dhallinyaradda sheegeen in ay kufaanayaan in la Badbaadiyey Asad Wayn oo dhallinyaradda somaliland laaheyd sidoo kalle waxau Xukuumada ay ugu horeyaan Wasiirada Waxbarashada,Maaliyada,Madaxtooyada,Arimaha Dibada,W/kuxigeenka Warfaafinta uga Mahadceliyeen doorkoodii shariifka lahaa ay ka qaateen in Katallo Bixiyaan kana hawlgaalaan sidii dib loogurilahaa Gandi waxaaney sidoo kalle umahadceliyeen Dhallinyarro isxilqaatey oo baraarujin iyo wacyigellinba waydey ayna ugu horeeyeen Dallada SONYO,Dallada Naadiyada Akhriska Ee Dhaxal Reeb Iyo Ururka Qoraaga Somaliland.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com