Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasiir Samaale oo Wiil uu Dhalay Kumanaan Kun oo Dolar Jaamacad Dibadda ah Kaga Bixiya Hantida Qaranka

wasiirka maaliyadda somaliland cabi-casiis maxamed samaale oo aanu dhawaanahanba idiin soo gudbinaynay musuqmaasuqa uu ku kaco ayaanu helnay mid kamida xogaha ugu waawayn ee ku saabsan qoykiisa isagoo wasiirkani wiil uu dhalay oo jaamacad ka dhigta dalka ingiriiska uu bilksta u diro lacag dhan 30,000 kun oo dolarka maraykanka ah

wasiirka ayaa bilkasta wiilkiisa u dira lacagtan xadiga badan isagoo ka bixiya qasnadda dawladda maadaama oo uu yahay wasiirka maaliyadda somaliland

tani waa mid muujinaysa qaabka foosha xun ee wasiir samaale ugu xadgudbo hantida qaranka ee uu maamulo, si kastaba ha ahaatee waxaanu qaybahayaga danbe idiku soo gudbin doonaa xogo badan iyo documeniyo ku saabsan musuqmaasuqyada baahsan ee wasiir samaale caadaystay

xigasho baligubadlenews

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com