Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

MUSHARAX WARIYE XUSEEN XARBI OO BEENIYAY WARAR BROBAGAANDO AH OO SUUQA LA SOO GALIYAY

Wariye xuseen xarbi oo ah musharaxa u taagan inuu ka qub galo tartanka doorashooyinka ee dhawaan ka dhici doona ayaa caawa beeniyay warar brobagaando ah oo ku lidi ah ka qayb qaadashada tartanka baarlamanka oo dhawaanahan suuqa soo galiyeen dad maan gaab ah oo raba inay taageerayaasha tirada badan ee ehel iyo asxaab iyo suxufiyiin iyo qaraabo leh ku niyad jabiyaan taasi oo ah been sal iyo raad toona lahayn oo ay maqaaxiyaha ka dhex odhanayaan musharax nimadii wuu ka tanaasulay ka dib markuu shan kun oo doolar qaatay taasi oo meel ka dhac ku ah shakhsiyadayda iyo dhamaan taageerayaashayda ,
sidoo kale musharax wariye xuseen axarbi oo ah nin mudo dheer ka dhex muuqday saaxada saxaafad dalaka kana mida ahaa ragii dhidibada u taagay intii jamhuuryada somaliland xornimada dib ula soo noqotay ayaa waxaa uu yidhi RAGA WAXAA MEELAHAA KA LAHAW ALMIIDAAN WAASAC ANIGOO KU KALSOON AQOONTAYDA WAAYO ARAGNIMADAYDA ASXAABTAYDA KALA DUWAN WAXAAN  u SHEEGAYAA INAANAN SHAN KUN SHARAFTA DADKAYGA IYO SHARAFTAYDABA AANAN SIISTEEN BALSE AANU HAYSANO MABDA KA QAALISAN IYO MEEL AANU HIIGSANAYNO OO AANU BOQOLAAL KUN HADAY KU BAXAYSO AANU GUUL KA GAADHI DOONO ALAN LA KAASHAN DOONO
SIDAASI AWGEED SHAN IYO AFAR IYOSADEX IYO LABA TOONA MAGAYO
MAGACAYGAA KA WAYN EE WAA INOO MAALINTA DOORASHADA HADII ALA ISKU KEEN SIMO

RAGIINA WAXAA MAQAAXIYAHA CARUURAHA IYO DUMARKA UGU SHEEKEENAYAANA WAXAAN IDIN LEEYAHAY WAAR DAMAC IYO HAMI YEESHA
HADII KALE ODAYAAL AYAAD TIHIINE CEEBTIINA AANU ASTURAYNO AYAANU BANAANKA SOO DHIGI

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com