Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Khilaafka SONYO Oo Aan Weli Xal Loo Helin iyo Wasaaradaha Qorshaynta & Ciyaaraha Oo Soo kala Saaray Laba Wareegto Oo Jaho Wareer Hor Leh Sababi Kara

Ururka Dhalinyarada ee Marka Magaciisa La Soo Gaabiyo loogu yeedho SONYO ayaa weli hogaankiisa lagu muransan yahay.

Laba Garab oo uu ururkaasi u kala jabay ayaa ku kala doodaya in ay aqlabiyadi kala dooratay Hogaanka Ururkaasi.

Garab ayaa ku dacwoonaya in u doorteen Guddoomiyaha Cabdicasiis Xirsi Warsame halka Garab kale uu isna ku dacwoonayo in ay Guddoomiye u doorteen Siyaad Cumar Cali.

Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa wareegto uu soo saaray ku sheegay in Aqlabiyadu ay dooratay Siyaad Cumar Cali, sidaasna ay ugu aqoonsadeen Guddoomiyenimada Dalladaasi.

Marka hore waatan wareegtada uu soo


saaray Wasiir Cali Siciid Raygal
Dhinaca kale Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Md. Sacad Cali Shire ayaa isaguna maanta soo saaray wareegto uu ku cadaynayo in aanay jirin cid ay u aqoonsan yihiin in ay tahay Hogaanka rasmiga ah ee Dallada SONYO.

waxaana qoraalkaasi uu u dhignaa sidan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com