Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

April 9 2011 (maantaSomaliland.com)- Roob lagu qabowsaday ayaa maanta ka da’ay magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal, sida uu xaqiijiyay Abokor Xasan Caafi, oo ah Suxufi degan Magaaladaasi.

April 9 2011 (maantaSomaliland.com)- Roob lagu qabowsaday ayaa maanta ka da’ay magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal, sida uu xaqiijiyay Abokor Xasan Caafi, oo ah Suxufi degan Magaaladaasi.
Roobka ka da’ay magaalada Boorame ayaa xaafado ka mid ah magaalada Biyo dhigay, waxaana roobkan aad ugu farxay dadweynaha ku dhaqan Boorame.
waxa kale oo roob weyn oo biyo dhigay isla markaana daad soo rogay ka da’y tuuladda Magaalo cad oo 30 km dhinaca Koonfureed ka xigta Magaalada Boorame.
Sidoo kale, magaalooyinka kale ee Somaliland ayaa darruurtu dul taagan tahay waxase ay IlAAHAY ka baryayaan inuu raxmaadkiisa u shubo oo uu ka jabiyo abbaarta ba’an iyo biyo la’aanta ka jirta Gobolada iyo degmooyinka Somaliland oo dhan
waxaa iyana maanta uu ka curtay magaalada hargaysa

maxamed maxamuud dhukur
hargaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com