Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

MUSHARAX wariye xuseen xarbi oo ciidamada qalabka sida hanbalyo u diray sanad guurad 21 ee ka soo wareegtay awgeed

xildhibaaan 22

Gudoomiyaha shabakada wararka ee caalamiga  ee maanta somaliland ahna musharax u taagan doorashada baarlamanka jamhuuryada somaliland isagoo ku hadlaaya magaciisda ka taageerayaashiisa iyo ka

dhamaan bahda shaqaalaha ka hawl gala shabakada wararka ee caalamiee maanta somaliland waxay hanbalyo u dirayaan dhamaan ciidamada qaranka jamhuuryada somaliland xuska koobyolabatn aad ee ka soo wareegtay aasaaskoodii oo ku beegan maant 21 sanoo kadib  iyadoo sidookale uu musharaxu sheegay siday heehanka ugu yihiin inay maanta ka muuqato siday gacanta ugu dhigeen saanada hubaka culus ee berbera iyadoo ciidamada xeebaha somaliland salaan gaara u diraaya

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com