Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

saleebaan xuquuq waa guulwade dano gaara lagu fushado umana qalmo inuu xildhibaan siciid cilmi rooble wax ka sheego isku leefalna ma aha ee yaa soo riday?

todobaadkan gudihiisa ayaa ninka lagu magacaabo saleebaan xuqquq uu gaf iyo meel ka dhac saxaafada u mariyay xildhibaan siciid cilmi rooble taasi oo aan ku tilmaami karo in uu shakhsiyaad gaara ahi ay ka danbeeyaan
waayo waa xaydha jecli beerka jecli xaguu mida kale ku soo bartay xuquuqda aadmaha tan iyo dawladii riyaale ayuu ku shaqaysanaayay sifo magac aan u qalmin ee anigoo ah shcbiga reer burco waxaan ku leeyahay inta yar ee aad bacda ku qaadatay ee xildhibaanka aad wax aan jirin kaga sheekaysay maaha mid kuu haboon ee umadu way ku taqaan
saleebaanw CV BAL WAX UMADA UGA SHEEG
waa ta kalee miyaanad ahayn ninkii daarihiisa cunay halkaasaan kaga baxayaa/

maxamed faarax magan
burco
hh

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com