Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

gudoomiyaha shabakada wararka ee maantasomaliland musharax xuseen xarbi iyo dhamaan bahda maantasomaliland.com oo tacsi u diraya marxuum xildhibaan maxamed barkhad miigane

gudoomiyaha shabakada waraka ee maanta somaliland.com musharax xuseen xarbi iyo dhamaan bahda shabakada maanta somaliland waxay tacsi u dirayan marxuum maxamed barkhad miigane oo mudo dheer ahaa xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada ee jamuuriyada Somaliland. Waxa hadab dhanbaal tacsi ah soo gaadhsiiyay shabakada Madaxwayne kuxigeenka somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici, ayaa tilmaamay shaqsiyadda Marxuumka isaga oo ku sugan cariga maraykanka “Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun;

Allaah ha u naxariisto Marxuumku wuxuu ahaa Xildhibaan Qaali ah oo waxbadan kasoo qaybqaatay dhismaha Wadankan iyo Haykalka dawladnimo, sidoo kale wuxuu ahaa Professor kasoo qayb-qaatay Waxbarashada Jaamacada Somaliland.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com