Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Maxaa Sababay Xadhiga Sheekh Aadan Sune. By Shakuur Shakir

sheekh aadan cabdirahman warsame aadan sune ayaa maalintii sedexaad waxa uu ku xidhanyhay xarunta CIDA

Sheekh aadan sune ayaa ah culimada ugu caansan magaalada hargeisa iyo waliba Somaliland.

Sheekh adan sune waxa lagu tirayaa shakhsiyaadka hadalka cad ee aan habayaraatee wixii runa aan mad madow galin waxaana jirta inuu si ba,an runta u sheego hadba waxa jira ama waaqaca taagan,tani waa sababta ayna dawladu runta u ogalayn oo xitaa xoriyatul qawlkii meesha laga saaray sheekh aadan ayaa ahaa culimadii soo saartay cadaymihii hay adii faafin jirtay diinta kiristaankaee lo odhan jiray NNM ee xitaa markii la ogaaday wadanka laga mustaafiriyay hadaba sheekh aadan ayaa waxa uu weerar ba an ku haya hay adaha iyo shaqooyinka ay qabtaan Isagoo shegay inaanay wax dhaqan xuma ah mooyee wadanka wax kale ka wadin,taaso ah mid loo baahanyahay laakiin dawladan ay hay aduhu maamulan uma baahna wax run sheegaya.isag
oo ka shaqayn jiray nabada iyo dhaqanka suuban ee diinteena
Waxa jira ilo wareedyo sheegaya in sheekhu yahay mid saamayn ku leh bulshada dhexdeeda oo xitaa waxa uu sheego marwalba ay yihiin wax jira ama wax markaa socdaba.hadaba si loo aamusiyo sheekha oo uu joojiyo khudbadahan runta ku salaysan ayaa sabab u ah xadhiga marwalba lagula kaco sheekh aadan sune
dhinaca kale waxaa dadka qaarkii u aanaynayaan in wanjal aar goosi ah lagu xidhay oo uu hre wax runa uga sheegay gaar ahaan xaafada axmes dhagax grag ganacsato ah oo dhaqanxumo ku aaneeyay
shahid ahmed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com