Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Madaxweynaha Iiraan Oo Sheegay Inay Calankooda Ka Taagi Doonaan Khaliijka Cadan

Madxweynaha Xukuumadda Shiicada dalka Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa weerar afka ah ku qaadey Xukuumadaha Carabta ee howlgalka loogu magac-darey Duufaanta Adkeysiga ka wada dalka Yaman.
Xasan Ruuxaani ayaa sheegey in Xukuumadda Sucuudiga ay dooneyso iney la wareegto guud ahaan Mandiqadda Carabta, taasna ay tahay mid aan soconeyn.
Wuxuu sheegey in Calanka Iiraan laga taagi doono gacanka Furuksa illaa kan Cadan, taas oo ka dhigan inuu dooanayo gumeysi ka dhan ah wadamada Muslimiinta.
Xukuumadda Iiraan ayaa taageero dhan waliba ah la garab taagan Maleeshiyada Xuuthiyiinta, kuwaas oo la wareegey qeybo kamid ah dalka Yaman.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com