Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa codsi ku saabsan wakhtiga ay gudida doorashooyinka somaliland u cayimeen Doorashooyinka Madaxtinimada Iyo Golaha Wakiilada u gudbiyay Golaha Guurtida Somaliland.

Madaxweyne-axmed-Siilaanyo3
Soo jeedintan oo ku taariikhaysan 22-ka April, 2015 oo ay hadhwanaagnews nuqul ka mid ah heshay ayaa u dhignaa

Ujeedo:- Gudbin soo jeedinta Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Golaha Wakiilada 2015.

Mudanayaal,

Waxaan si sharaf iyo qadarin mudan idiinku soo gudbinaynaa qoraalkan Gudidda Doorashooyinka Qaranka ee sumadiisu tahay KDQ/XK/406/2015, ee ku taariikhaysan 22/04/2015, ujeedadiisun tahay Doorashada Madaxtooyada Iyo Golaha Wakiilada oo ay cadeeyeen in aanay ku qaban karin xiligeedii. Sidaa daradeena ay soo gudbiyeen wakhtiga ay ku qabaan karaan doorashada

Madaxtooyada Iyo Golaha Wakiilada JSL .

Haddaba waxaan Mudanayaal idiin soo jeedinayaa in aad ka gudataan waajibaadkiini Dastuuriga ah

Axmed Maxamed Siilanyo

Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com