Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Magacyada Guddi Shirgudoonka Guurtidu U Saaray Ka Talo Bixinta Muddo Kordhinta Xukumadda

Fadhigii golaha guurtida ee Maanta ayaa mudaneyaashu iskula qaateen in guddi balaadhan loo saaro ka talo bixinta Muddo kordhinta hor taala golaha guurtida. Gudoomiyaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, oo fadhiga furay ayaa mudaneyaasha ku wargaliyay in shir gudoonku isla gartay in guddi loo saaro go’aanka goluhu ka qaadanayo Muddo kordhinta, iyadoo mudaneyaashuna ku taageereen.

Guddida ayaa ka kooban 25 Xubnood oo lagu saleeyay hanaanka saami qaybsiga Golaha, saddexda 5 Gudoonka ah iyo xoghayaha golaha.

Fadhi uu yeeshay Sihr-guddoonka Golah Guurtiddu 30/04/2015 kagana hadlay xubnihii loo magacaabi laha Guddi ahaan Muddo kordhinta Xukuumadda ee Golah hortaal, si ay Golahu ugu soo jeediyaan tallo ahaan waqtiga ku habboon ee laga dhigi karo Muddo kordhintaasi, ka dibna u Goluhu ku Go`aan qaadan-doono, ayaa lagu magacaabay Xubnahani :-

1. Sulaymaan Maxamuud Aadan Guddoomiyaha Golaha.
2. Siciid Jamac Cali Gudd ku-xigeenka 1aad ee Golaha.
3. C/raxmaan Sheekh Yuusuf Sh. Gudd ku-xigeenka 2aad ee Golaha.
4. Muxumed Aw Axmed Xaaji Aadan Xubin.
5. Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf Xubin.
6. C/qaadir Maxamed Xasan Xubin .
7. Siciid Xuseen Huruuse Xubin.
8. Mamduux Cusmaan Sheekh Xubin
9. C/qaadir Aw Xuseen Mire Xubin
10. Xasan Sh. Axamed Sh. Nuux Xubin
11. Cabdi C/laahi Xasan Xubin
12. Siciid C/laahi Yaasir Xubin
13.Axmed Daahir Maxamuud Xubin
14. Cawil Xuseen Axmed Xubin
15. Farxaan Ciise Ubaxle Xubin
16. Cawil C/laahi Caydiid Xubin
17. Axmed Nuur Aw Cali Aadan Xubin
18.Sul Isamaacil Sul.C/raxman Xubin
19. C/raxmaan Qawdhan Muxumed Xubin
20. Xuseen Madar Xoosh Xubin
21. Caydiid Cabdi Maxamed Xubin
22. Nuur Rayaale Khayre Xubin
23. Xasan Cumar Axmed Xubin
24. Dayib Xasan Axmed Faarax Xubin
25. Maxamed Jamac Abokor Xubin
26. Xirsi Ciise Jaamac Xubin
27. C/raxmaan Axmed Araaye Xubin
28. Maxamed Shire Faarax Xubin
29. C/laahi Ibraahim Habane Xoghayaha Golaha – Xoghayn

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com