Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Dalka Masar Ayaa Waxaa Ay Sheegayaan In Maxkamad Ku Taala Masar Ay Xukun Dil Ah Ku Xukuntay Madaxwaynihii Hore Ee Masar Maxamad Mursi.

Warar Hada  Ka Imanaya Dalka Masar Ayaa Waxaa Ay Sheegayaan  In Maxkamad Ku Taala Masar Ay Xukun Dil Ah Ku Xukuntay Madaxwaynihii Hore Ee Masar Maxamad Mursi.

Waxaa Xukunkaas Loogu Fuliyay Kaalintii Uu Ku Lahaa Xabsi La Jabiyay Oo Ay Maxaabiisi Ka Baxsadeen.

Morsi Ayaa Hore Maxkamada Loo Soo Hortaagay Iyadoo Lagu Eedeeyey Danbiyo Ay Kamid Yihiin Xiisadihii Ka Dhacay Dalkaasi Masar Intuu Xilka Hayey Oo Ay Ku Jiraan Abaabulid Dil, Musuq Maasuq Iyo Ku Tumasho Dastuurka Masar.

Sida Uu Qorayo Sharciga Masar, Garsooruhu Waa In Uu La Tashadaa Hay’addaha Diimaha Inta Aan Dilkaasi La Fulinin.

Sanadkii

2014 Waxaa Maxkamadda Masar Ay Dil Ku Xukuntey 1212 Qof, Waxaana Kamid Ahaa Hoggaamiyihii Ururka Ikhwaanul Muslimiin Maxamed Baadiye..

khadar xarbi
maantasomaliland.com
hargaysa/office

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com