Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Guddida qaban qaabada xuska 18ka May,. ayaa ka hadlay sida maalinta bari ah Somaliland looga xusi doono maalinta ay Somaliland xoriyadeeda dib ugala soo laabatay dalka Somaliya 1991kii.daawo sawirada

Guddida qaban qaabada xuska 18ka May,. ayaa ka hadlay sida maalinta bari ah Somaliland looga xusi doono maalinta ay Somaliland xoriyadeeda dib ugala soo laabatay dalka Somaliya 1991kii.

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancade ayaa fariin u diray shacabka Somaliland, waxaanu ugu baaqay inay si balaadhan u muujiyaan shucuurtooda waddaninimo.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com