Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DHUXUL OO DHAWR JEER OO FIISE LOO DIIDAY KADIB SAFAR KU TAGAY TORONTO

Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa gaadhay Toronto,waxaana sibalaadhan af- hayeenka usoo dhaweeyay Qaar kamida Jaaliyada Somaliland ee degan Toronto.

Soodhawaynta balaadhan ee loosameeyay kabacdi ayaa af- hayeenka lageeyay huteelkii uu ku degi lahaa.

Axmed Saleebaan ayaa lafilayaa inuu kaga qayb galo Xaflada xuska 18ka may magaalada Ottowa, halkaas oo lafilayo inuu khudbado kajeedin doono xafladaas.

Af-hayeenka ayaa laga yaabaa inuu socdaalkiisan uu ku tagi doono dalka maraykanka

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com