Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

gudoomiyaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com musharax wariye xuseen xarbi oo munaasabada sanad guurada 24 ee ka soo wareegtay madaxbanaanidii somaliland habalyo udiray shacbiwaynaha jamhuuryada somalilangudo iyo dibadba

Waxaan Habalyo Aan Lasoo Koobikarin U Dirayaa dhamaan bulshada iyo shacbiwaynaha umada reer somaliland Guud Ahaan Shacabka Reer Soomaliland Gudo Iyo Dabadba Maalinta Qaranka 18 May,Maanta Oo Ah 24 Guurada Lasoo Noqoshada Madaxbanaanida Soomaliland Oo Ah (Maalin Qiimo Wayn Ugu Fadhida Reer Soomaaliland),
Maalintan Dhayal Kumay Iman Ee Waxay Inagu Joogtaa Dhiigii Mujaahidiinta Usoo Halmay Dalkan,
Alle Haw Naxariisto Intii Dhimatay inta Noolna Illaahay Ha Sharfo,
Waxaan Reer Somaliland Illaahay Uga Baryayaa Guul Iyo Gobanino Bashbash,Barwaaqo,Citiraaf Iyo Inay Sanadkaa Sanadkiisa Caafimaad Qab Ku Gaadhaan,
Allaa Mahad Leh sidoo kale waxaa iyana shacbiga somaliland salaan taa la mida u diraya shaqaalaha ka hawlgala mareegta maanta somaliland.com
wariye ayaan cabdi cilmi
khadar cabdilaahi muxumed
xasan cabdi muxumed xarbi
faysa guuleed daahir
maxamed muuse faarax

gudoomiyaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com
musharax wariye xuseen xarbi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com