Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wararka hadda ka imanaya Hotel Ambassador ee Magaaladda Hargaysa,ayaa sheegaya in hadda lagu soo kala kacay shirkii sacaaddihii ugu danbeeyay u socday Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland.

Ma cadda sababta keentay inuu natiijo la’aan kusoo xidhmo wadahalka oo si weyn ay qeybaha kala duwan ee Shacabka iyo Bulshadda Caalamku uga dhur sugayayeen.

Wararka,ayaa intaas ku dayara in kulan danbe loo balamay Maalinta Isniinta ee isla todobaadkan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com