Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

32 dumar ah oo maanta lagu xidh xidhay saldhiga gobalka hawd ee bali gubadle wariye axmed maxamed cawaale

waxaa maanta xabsiga wayn ee magaalada bali gubadle loo taxaabay 32 dumar ah oo ka ganacsanjiray jaadka 571 kadib markii ay mudaaharaad sameeyeen la xidhiidhay badalaad lagu sameeyay wakiilkii jaadka ee magaaladaasi sida uu cadeeyay wariye axamed maxamed cawaalle oo caawa la socdaygaadhi bilays oo siday gabadh uu mas cunay
magaalada baligubadle ee caasimada gobalka hawd ayaan lahayn ambalaas sidaasi awgeed la adeegsadaa baabuurta ciidanka booliska
axmed maxamed cawaale
bali gubadle
maantasomaliland [SlideDeck id=’1598′ width=’100%’ height=’300px’]

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com