MUUSE BIIXI OO 21 SANO KA DIB U-JID BIXIYAY WEEDH XANAF LEH OO SUUQA U GASHAY

Guddoomiyaha Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay u-jid bixiyay weedh dhawr iyo labaatan sano ka hor laga guntay.muuseeee

Weedhan oo ahayd “Aniga Oo Wax Dilli Kara Duco Qaadan Maayee, Degta Qorigu Ha I jaro” ayaa waxa uu iskaga moosay wasiirka wakhtigan ee warfaafinta Somaliland cabdilaahi maxamed daahir cukuse

Waxaana uu yidhi “Weedhaas waan idhi waxaan anigu ula jeeday Somalia cida sida khaldan u turjuntay waa Cabdillaahi Cukuse oo ah Wasiirka Warfaafinta.” Sidaa ayuu yidhi Mud. Muuse Biixi Cabdi oo marti ku ahaa barnaamij aad u xiiso badan oo ka bixi doona maalmaha soo socda telefishanka caalamiga ah ee HCTV.

2 Responses to MUUSE BIIXI OO 21 SANO KA DIB U-JID BIXIYAY WEEDH XANAF LEH OO SUUQA U GASHAY

  1. Mahamed Osman October 7, 2015 at 6:17 am

    Haddii aanu nahay qurbo joogta Somaliland aad iyo aad again ugu xunahay falkaa boorama ka dhacay

    Reply
  2. Mahamed Osman October 7, 2015 at 6:21 am

    Muuse biixi uma qalmo hogaamiye ninka abtiyaashii sidaa yidhi no no no ma ogolin muse waa askari digteetar ah

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com