Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Musharax Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa saaka iska xaadiriyay xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE isla markaana waxa uu qaatay kaadhka aqoonsiga golaha dhexe isagoo sidoo kalana Musharaxu beeniyay warar warbaahinta ay ka qoreen oo sheega in loo diiday xubinimada Golaha dhexe ee Xisbigaas

Musharax Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa saaka iska xaadiriyay xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE isla markaana waxa uu qaatay kaadhka aqoonsiga golaha dhexe isagoo sidoo kalana Musharaxu beeniyay warar warbaahinta ay ka qoreen oo sheega in loo diiday xubinimada Golaha dhexe ee Xisbigaasi isaga oo ka hadlaya waxa ka mid ah hadaladiisa.

email

waxa maanta ifarxaada in imaado xurunta xisbiga kulmiye aniga oo uu imiid in aan qaato kadhka lagu galayo shirweynaha xisbiga kulmiye
waxa aan halkan ugu mahaad naqaya  gudoomiyaha ,xoghaayah iyo xogaanka xisbiga  oo halkan aan ku kulamay oo warbaxiin iga siiyay hawshu sida ay u socto .
waxa aan ku farxsanhay hawsha oo dib ubalaamatay  tii oo hawsha la wada wado oo la midaysan yahay  horana waa aan u sheegay kalsoonida aan ku qabo shakhsiyan  xisbigayga  gudiida  fuliinta iyo hogaanka xisbiga .
waxa aan maaqlay warbaahinta oo sheegaya in cabdicasiis saamale  kadhkii loo diiday  golahii dhex  oo laga saaray  mana garaanayo meel ay ka keenen warabahiintu warkas
waxa haboon saxaaafadu in ay hubiiyan waxa ay qorayaan oo aanay qoriin waxa aan ogaayn xisbiga anigu murashax baan ka ahay madaxawayne ayaan ka ahay haddii alle idhaahdo  raag aanu saaxiibo iyo walool nahay ayuu tartaan naga dhexeeya  waxa ka mid walalkay axmed (kijandhe ) , maxamed biixi iyo muuse biixi intaaba iyo cidii ku soo kordha tartaan xalaal ayaa naga dhexeeya .
hawsha xisbigana hogaanka leeh waa anan uga danbaynana gudiida fuliinta dadka isku iimanayana  waa golahii dheexe oo liistadood waa la haya tartaankasi si saaxbtinmo ayuu u dhacaya  anago gacmaaha is haysana aynuu tartaamayna  ka tartaanka ku guulaystan  waa aanu  hambaalyeynana,  waxa aan  mar labaad halkan ka cadaynaya  in aan layga hor istaagtayna xisbiga iyo kadhana lay diidin  warkasina waa war been ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com