Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

XUBIN KALE OO ISKA CASILAY XUKUUMADDA MADAXWEYNE SIILAANYO

Wakiilka Somaliland u qaabilsan Arrimaha Xajka ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu qaranka u hayay sida uu ku sheegay qoraan kooban oo uu soo saaray.

Ahmed Adem Dagaal (Ahmed Safiina) ayaa ugu baaqay madaxweyne Siilaanyo in uu caddaalada ku soo noqdo waxana uu u dhignaa qoraalka uu soo saaray sidan.

“Anigoo ah Ambasador ahmed Adem dagaal (ahmed Safiina) Safiirka somaliland ee arimaha Hajjka ee sacuudiga
Waxaa iska casilay xilkii safiir nimo ee Qaranka aan u hayay mudadii lixda sano ahayd waa ilaa wakhtigii madaxwayne riyaale waxaan u mahad naqayaa madaxwaynaha
Mudane Maxamed ahmed Siilaanyo oo aan lasoo shqeeyay intii xilka aan hayay
Waxaana ugu baaqayaa inuu cadaalada ogoaado

Waxaan u Mahad celinayaa dhamaan intaanu soo wada shaqaynay
Waxaan u shaqayn doonaa xujaajta intaan noolahay

Alaa Mahad leh”

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com