Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

BAHADA WAXBARASHA GOBOLKA HAWD WAXAY KU BAAQAYAAN IN XORIYADOODA LOSOO CELIYO MACALIMIINTA XIDHAN.

Bahda waxbarashada ee gobolka Hawd waxay ka dhiidhiyayaan xadhiga lagula kacay macalimiinta cabashada muujiyey , waxaanan canbaaraynaynaa ci kasta oo ku lug lahayd  xadhiga macalimiinta, waxaanan ku baaqaynaa in sida ugu dhakhsaha badan xoriyadooda dib loogu soo celiyo macalimiintan xidhan, waxaanan ugu baaqaynaa madaxda heer gobol iyo kuwa waxbarashadaba inay soo dhex galaan khilaafka ka taagan macalimiinta iyo maamulkooda isla markaana la xaliyo tabashada macalimiinta.

 DSC_00571

ku siman bil kana war hayeen maamulku balse intay yimaadeen iyaga oo aan dhamayn ka  dhaqaaqay iyaga  og xaalada cakiran ee taagnayd, waxaanay maamulku magaalada joogeen sadex saacadood dhagahana waxay ka furaysteen cabashada macalimiinta, macalimiintuna kuma qaldana go,aanka ay qaateen, waxaanan eeda oo dhan dusha ka saaraynaa maamulkayaga oo sameeyey dhayalsi iyo masuuliyad daro

MAANTASOMALILAND KAMA masuul kama aha aragtiida dadka

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com