Tababare Mourinho Oo Liiska Ciyaaryahanada Isniinta Leicestar City La Ciyaaraya Ku Daray Wiil Somali Ah
Mukhtar Ali Abdullahi oo loo yaqaano “Mukhtar Afgooye” ayaa Maanta waxaa u yeedhay Jose Mourinho.
Mukhtaar waa 17 jir Soomaali ah, wuxuu ku dhashay Magaalada Muqdisho, Sanadkii hore Bishii November ayuu Hashiis 4 sano ah u saxiixay Naadiga Kubadda Cagta Chelsea.
Maanta wuxuu si rasmi ah Tababarka la qaatay Kooxda Chelsea ee maalinta Isniinta ka hortagi doonta Naadiga Leicestar.