Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Go’aan wanaagsan muu ahayn go’aankii baarlamaanku ku ogolaaday iibinta hantida iyo dhulka hantida guud. dhibaatooyin badana waa ay ka dhasheen.

Go’aan wanaagsan muu ahayn go’aankii baarlamaanku ku ogolaaday iibinta hantida iyo dhulka hantida guud. dhibaatooyin badana waa ay ka dhasheen.

hadaba caana daatayba dabadeed la qabay eh waxaan ku talin lahaa in xukuumad wal oo xiligu ka dhamaanayo laga joojiyo in sanadka ugu danbeeya ay go’aano lagu iibinayo danta guud laga mamnuuco, go’aan kasta oo umada saamayn ku lehna loo soo gudbiyo baarlamaanka.

waa in baarlamaanku go’aan deg deg ah ka soo saaraa lagana ansixiyo

Wabilaahi Tawfiiq

Sheekh Maxamuud Maxamed Xaaji Maxamuud

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com