Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kooxdii Kubada Cagta ee Conifa World Cup Somaliland u qaybgashay oo u kala ambo baxay London iyo Hargeysa

Kooxda kor u qaaday magaca Jamahuuriyada Somaliland ee uga qayb gashay tartanka Conifa World Cup oo loo qabto wadamada aan qaybta ka ahayn ka FIFA isla markana aan la aqoonsanayn dalnimadooda ayaa xalay iyga iyo 11 kii kale ee kooxood ee ka soo qaybgalay loogu qabtay xaflad lagu soo xidhay ciyaaraha. Waxana kooxda Somaliland la siiyey bilado ay ku mutaysteen ciyaar wanaag, akhaalaqa iyo sidoo kale iyagoo noqday kooxda kali ah ee aanay xukumadoodu taageerin qaban qaabadooda, isla markaana ciyaartoyodu iskaga yimaadeen dalalka Somaliland, UK iyo Holland, isla markaana aan hore koox ahaan u soo wada ciyaarin, balse haddana muujiyey ciyaar wanaag iyo shuur wadaniyadeed oo ay ku tageen dalka Abakhzia oo lagu qabtay ciyaaraha Conifa World Cup.

Kooxda aya la

filayaa in lagu kala qaabilo soo dhaweyntooda magaalada London iyo Hargeysa. Magaalada London ayaa

 

 

 

SL Team top.jpg

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com