Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

hayada al qarnul ifriiq oo deeq raashin ah gudoonsiisay 2oo laba boqol oo qoys oo ku nool magaalada bali gubadle oo ah dadka baahan

(maantasomaliland)hayada qarnul ifriiq oo ah hayadwadani ah ayaa maalintii shalay gudoonsiisay 200 oo qoys raashin dhan min labaatan kiiloo oo daqiiq ah iyo toban kiiloo oo timir ah
maaha markii ugu hotraysay ee hayadani dadka jilicsan ee baahan wax siiso balse waxay deeqahan oo kale ka fulisay deegaano kala duwan oo dalka ah
munaasabadii dadka baahan lagu gudoonsiinayay raashinkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa sarkaal sare oo ka tirsan hayadan qarnul ifriiq mudane maxamed caydiid iyo maayarka magaalada bali gubadle
dhinaca kale dadkii baahnaa ee la gudoonsiiysy raashin kan ayaa mahad celin balaadhan u soo jeediyay hayadan qarnul ifriiq iyo kaalinta ay ka qaadatay dadkooda saboolka ah
sarkaalkan ka socday hayada ayaa goob joog ka ahaa reer kasta oo la siinaayay raashinkan
akhristayaasha sharafta leh waxaanu ugu bushaaraynaynaa inaanu usoo gudbin doono warbixin dheer oo hayadani kaga qayb qaadato caawinta bulshadeeda

xuseen xarbi
maantasomaliland.com
tel 25224492093
harbi_31@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com