Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Masuuliyiinta saddexda xisbi qaran ee WADDANI,UCID,iyo KULMIYE oo goob joogayaal ka ahaa go’aanka ay maxkamadda sare kasoo saartay kala qaadista labada doorasho ayaa waxay ka jawaab celiyeen dareenkooda ku aadan go’aankaasi kasoo baxay maxkamadda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com