Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

War Deg Deg Ah: Madaxwaynaha Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay Furista Ururada Una Gudbiyay Barlamaanka

War Deg Deg Ah: Madaxwaynaha Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay Furista Ururada Una Gudbiyay Barlamaanka

(Hargeisa,maanta Somaliland.com) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Silanyo ayaa saaka qudbad uu ka jeediyay Xaflad uu ku furayay Dhisme Cusub oo loo dhisay Golaha Wakiilada kaga dhawaaqay furista Ururada, isagoo Madaxwaynuhu intaa ku daray in uu u gudbiyayay ansixinta go’aankaa Golaha Wakiilada ee Baarlamaanka Somaliland .

Madaxwayne silanyo ayaa hore guddi ugu saaray ka soo talo-bixisa furista Ururada Siyaasiga ah. Gudidaasayaa muddo laba todobaad laga joogo usoo gudbiayay Madaxweynaha go’aan ah in la furo Ururada.

U gudbinta Baarlamaanka uu Madaxwaynuhu u gudbiyay arrintan Furista Ururada ayaa ka turjumaysa in uu Madaxwaynuhu si rasmi ah ugu dhawaaqay taasoo ay Barlamaankuna ka gudan Doonaan Wajibaadkooda Dastuuriga ah
xuseen xarbi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com