Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Dabbaaldegga Toddobaadka Fanka iyo Suugaanta Soomaalida Ee SOMALI WEEK FESTIVAL 2016-Ka Oo Furmaya Iyo Fanaaniinta Nasiibka U Helay.

Fanaaniinta Yurub Maxamed Cabdi (Yurub Geenyo), Musigiistaha weyn ee Ahmed-weli Ibraahim Furinle, Al-Fanaan Caabi Mirre Dacar, Abwaan Cabdikariin Jiir iyo Abwaan dheeg ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Fanaaniintan ayaa waxay ka qeybgeli doona Bandhiga Toddobaadka ee Somalida UK(Somali Week Festival 2016) kaas oo Soomaalidu aad u jeceshay. Waxa la filayaa inuu barnaamijkani uu furmo Jimcaha beri.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com