Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

xaaji xasan guhaad oo ka tirsan odayaasha waawayn ee dalka oo umada ugu baaqay inay tobanka danbeee ramadaan ka faaidaystaan

xaaji xasan guhaad oo ka mida odayaasha ugu magaca wayn somaliland oo dhawaanahanba ku sugnaa dalka sucuudi arabia oo dhawaan imd ayaa caawa mar uu la kulmay wariye ka tirsan maanta soomaalilaandumada ugu baaqay inay ka faaidaystaan tobankan ilaahay quraanka inoogu sheegay ee uu ku jiro lalatul qadrigu isagoo ku dhiiri galiyay inay cibaadada iyo xuska ilaahay xoojiyaan xaaji xasan guhad oo ah raga aqoonta u leh dhinaca geolajiga ama khayraadka dabeeciga ah ee macdanaha iyo wixii la mid ah ayaa ah raga fara ku tiriska ah ee aqoontan dalka usoo bartay isla markaana ka gaabsaday marxaladaha kala duwan ee saaxada siyaasada isagoo ka mid ahaa ragii dhidibada u taagay qaranimadan maanta somalilaand marayso isagoo kamid ahaa ergaydii ugu cad cadayd shirkii boorama
xaaji xasan guhaad waxaa kaleeto oo uu sheegay in wadankeena somaaliland yahay mid dihan oo ay macdanta kala duwani fadhido isla markaana sarfeeyo badan uu ku sameeyay dalka loona baahanyahay in wax lagala soo baxo lana ilaashado
xaaji xasan oo u waramayay wariye xuseen xarbi waxaakaleeto oo uu sheegay in uu ku rajo waynyahay in uu dalka keeno qalb casri ah oo lagu baadho macdanta kala duwan

www.maantasomaliland.com
hargaysa office
xuseen xarbi
email.harbi_31@hotmail.com
tel.4492093
4052413
hargaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com