Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

War Deg Deg Ah: Wariyeyaashii Ugu Tirade Badnaa Ee Ka Kala Socday Meelo Kala Duwan Oo Goor Dhawayd Xabsiga Loo Taxaabay.

War Deg Deg Ah: Wariyeyaashii Ugu Tirade Badnaa Ee Ka Kala Socday Meelo Kala Duwan Oo Goor Dhawayd Xabsiga Loo Taxaabay.

Ciidamada Amaanka Magaalada Hargeysa ayaa saaka xabsiga

Hargeysa (maantasomaliland) Ciidamada Amaanka Magaalada Hargeysa ayaa saaka xabsiga u txaabay Weriyeyaashii ugu tirade badnaa ee mar kaliya la wada xidho.
Wariyayaashan oo tiradoodu gaadhayso ilaa labaataneeye Wariye ayaa waxa Ciidamada Amaanku qab qabteen mar ay saaka soo shaqo tageen oo ay bilaabeen hawl maalmeedkoodii shaqo.
Wariyeyaashan oo markii la qabtay loo gudbiyey Saldhiga Dhexe ee Magaalada Hargeysa ayaa sido kale waxa xadhiga wariyeyaashan lagu dabo daray Wariyeyaal kale oo xabsiga ku booqday.
Wariyeyaashan la xidhay la xidhay oo aanay dhamaantood noo surto galin in aanu magacyadooda wada helno ayaa waxa ka mid ahaa

Najax Aadan Cunaaye (Hadhwanag)
Maxamed Muuse Kuraase (HCTV)
Xamse Cali Bulbul (HCTV)
Xuuto (Waaheen)
Nimco Samriye (HCTV)
Hodan Cali Cajabi (HCTV)
Sleebaan Cali (Kalshale) (Waaheen)
Safiya Maxamed
Iyo Weriyayaal kale oo tiro badan

Akhristiyaal waxaanu idiin soo gudbin doonaa faahfaahin intaa ka badan wakhtiyada soo socda
xuseen xarbi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com